Qeexid

"Dhabbe ama xariiq maraakiibta ama dayuuradaha lagu wado."

Qeexid Kale

32 xariiqood ee ku yaal diiradda dusheeda middood.

Qeexid Xigta

Waddo la maro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine