Qeexid
"Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho."
Qeexid Xigta
Wax ku dhaygagid.
[-rtay, -ratay]
majeer tay
majeer atay
f.g3"Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho."
Wax ku dhaygagid.
Wadaag:
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ilmo carruur ah xambaarasho.
Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: