Qeexid
"majiire-dayaxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) marka loo eego dhulka."
"majiire-dayaxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) marka loo eego dhulka."
Wadaag:
majiire-qorraxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.
Wadaag:
(-iyo ..., m.l) (c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo dayaxu maro markuu ku wareegayo dhulka, waxaana loo yaqaannaa dayax cusub, dayax buuxa, iwm.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (c.fal.) Waqtiga uu dayaxu wareeg buuxa ku sameeyo dhulka, waqtigaas oo u dhexeeya bil cusub ilaa bil cusub; waana ugu dhawaan 29.5 maalmood.
m.dh
Wadaag:
Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo.
(- rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.
m.l
Wadaag:
Wax jahada uu u socday ka weecin.
Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan.
Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.
m.l
Wadaag: