Qeexid
"Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”."
[-rtay, -ratay]
majiir tay
majiir atay
f.g3"Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”."
Wadaag:
Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo.
(- rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.
m.l
Wadaag:
Wax jahada uu u socday ka weecin.
Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan.
Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.
m.l
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho.
Wax ku dhaygagid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
majiire-dayaxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) marka loo eego dhulka.
Wadaag:
miro macaan oo khudrad ahaan loo cuno leh. 2. (bot.) Miro dhaardheer oo dhumuc leh oo soo godgodan oo si qurux badan cuntub ugu baxa; midabkoodu, kolkay bisladaan, waa cawl dahabka u eg, aadna waa u macaanyihiin. ld muus1 (2).
Wadaag:
majiire-qorraxeed durugsan m.l (-yaal ..., m.l/dh) (c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.
Wadaag: