Qeexid
"Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow."
"Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow."
Wadaag:
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
m.dh
Wadaag:
Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo.
(- rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.
m.l
Wadaag:
Wax jahada uu u socday ka weecin.
Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan.
Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (-lmo, m.l) Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).
m.l
Wadaag:
Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. āCaloosha baa i majiiranaysaā.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Guri, aqal.
Ilmaggaleen, ilmasideen.
Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m.l
Wadaag:
Dharka haweenka.
Daliig midab leh oo maro marsan.
Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.
m.l
Wadaag:
Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin.
J. ah: wax isla eg.
J. ah: Qof dhib badan.
m.l
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: