Qeexid
"Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka."
Qeexid Kale
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
Qeexid Xigta
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
"Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka."
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
Wadaag:
Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.
m.l
Wadaag:
Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo.
(- rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.
m.l
Wadaag:
Wax jahada uu u socday ka weecin.
Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan.
Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
Maro daliig midab leh ku qurxin.
Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
f.g1
Wadaag:
(-imo, m.l) Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: