Qeexid
"Biyo aan qof liqi karin."
"Biyo aan qof liqi karin."
Wadaag:
M. ah: biyo meel fadhiya oo aan jilibka soo gaarin.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Shimbir dadka u hoggaamisa meesha uu malabku ku jiro; shimbir malab.
m.dh
Wadaag:
Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo.
Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab.
ld marin2.
m.l
Wadaag:
Meel fadhi wanaagsan leh oo la iskugu yimaado.
Shir wax lagu go'aaniyo.
m.l
Wadaag: