Qeexid
"Maro qoyan, liin iwm xoog u maroojin si hooraha ku jiro looga saaro."
[-iyay, -isay]
majuuj yay
majuuj say
f.g2"Maro qoyan, liin iwm xoog u maroojin si hooraha ku jiro looga saaro."
Wadaag:
Maro iwm oo qoyan maroojin si biyaha looga saaro.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg camajuuji. ld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.
m.f.dh
Wadaag: