Qeexid
"(-byo, m.dh) Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab."
"(-byo, m.dh) Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab."
Wadaag:
Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Kuul waaweyn oo gadgaduudan oo dumarku ku xarragoon jireen.
m.l
Wadaag:
Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo.
Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.
m.dh.u
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen.
Qardhaas; xirsi.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
m.l
Wadaag: