Qeexid
"Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley)."
[-lnaa, -lnayd]
makalan naa
makalan nayd
f.mg4"Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley)."
Wadaag:
Wax la lisay ahaansho (neef irmaan).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax makalaalaxay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.
m.l.kh
Wadaag:
Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax la maxlalay ahaansho (naag).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen.
Qardhaas; xirsi.
m.l
Wadaag:
Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
eeg makalaalaxsan. ld makalaalaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo.
Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.
m.dh.u
Wadaag: