Qeexid
"Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen."
Qeexid Xigta
Qardhaas; xirsi.
"Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen."
Qardhaas; xirsi.
Wadaag:
eeg maanyar. ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.
m.dh
Wadaag:
Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
M. ah: wax aan laga fursan karin, lama huraan, lagamammaarmaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo.
Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.
m.dh.u
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m.dh
Wadaag:
M. ah: astaan ama wax kale oo jiritaankooda aanu tirmin.
Hantida aan socon karin sida beeraha, guryaha iwm. ld magguure.
m.l
Wadaag: