Qeexid
"Qof dhib badan oo dhega-adag."
"Qof dhib badan oo dhega-adag."
Wadaag:
C. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.
m.l
Wadaag:
Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen.
Qardhaas; xirsi.
m.l
Wadaag:
Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo.
Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.
m.dh.u
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.
m.l
Wadaag:
Kuul waaweyn oo gadgaduudan oo dumarku ku xarragoon jireen.
m.l
Wadaag:
Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: