Qeexid

"Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo."

Qeexid Xigta

Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective