Qeexid
Cid wax ka qarin.
[-keeyay, -keysay]
f.mg2Cid wax ka qarin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Gogol.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Madag bixin.
Qeexid Xigta: Isku m.: qof isku dhejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Qof, sheeko sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Xolo meel ku caashaqid.
Qeexid Xigta: (f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]