Qeexid
"(-nayaal, m.l/dh) Suun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaame."
"(-nayaal, m.l/dh) Suun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaame."
Wadaag:
(-do, m.l) Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.
m.dh
Wadaag:
M. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soocnayn.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qof dumar ah oo gurigeeda ku dhowrsan oo aan loo oggoleen in ay dibadda u soo baxdo. ld makhabbiyo.
m.dh
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
m.l
Wadaag:
Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya.
ld makhoorid.
m.l
Wadaag:
Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: