Qeexid
"Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor2."
[-ray, -rtay]
makhoor2 ay
makhoor2 tay
f.mg1"Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor2."
Wadaag:
Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya.
ld makhoorid.
m.l
Wadaag:
Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
m.l
Wadaag:
(-ray -rtay) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor2, mijarror2, minjarror2.
f.mg1
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Suun dun ka samaysan oo fardaha madaxa loogu xiro. ld maqaame.
m.l
Wadaag:
M. ah: harar lagu naqshay midabbo kala duwan oo aan kala soocnayn.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.
m.dh
Wadaag: