"Mashiin."
Sakiin.
Wadaag:
ld miskiinad.
m.dh
Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin2, maskiinad, miskiin
eeg miskiin1.
m.dh.w
ld macaawino.
Qurux.
(-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
mad'hab m.dh (-bo, m.l) ld mad-hab.