Qeexid

"Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan."

Qeexid Kale

Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.

Qeexid Xigta

Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mal oo kali ah:
  • GoĆ”anka Madaxweynaha Somalia iyo Ra'isal wasaarihiisa ayaa ah mid ka tarjumaya awooda ciidan ay leeyihiin kooxaha kasoo horjeeda.
  • Kooxda Al-shabaab ayaa ka go'ay Midowgii Maxkamadaha Islaamka sanadkii 2006, markaasoo awoodii Islaamiyiinta Somalia ay wiiqeen ciidamada Ethiopia iyo DF oo iskaashanayay.