Qeexid
"Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid."
[-alay, -ashay]
mal2 lay
mal2 shay
f.mg1"Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid."
Wadaag:
Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Cid wakiil ka noqosho.
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Maliil noqosho. ld mariil2.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Naag rabta in ay ninkedii hore ku noqoto nin kale muddo gaaban mehersasho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag:
Wax aan la hubin qiyaasid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo.
Xabagta geedka malmalka.
m.l
Wadaag:
(-mlay, -mashay; -mli) Caro ciilqab leh dareemid. ld umashoo.
f.mg1
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.
m.dh
Wadaag: