Qeexid
"Soor malaakh ku walaaqid."
[-iyay, -isay]
malaakhad yay
malaakhad say
f.g2"Soor malaakh ku walaaqid."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
m.l
Wadaag:
Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq2.
f.g1
-khay, -khday
Wadaag:
(-khyo, m.dh) Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq1.
m.l
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
U maakhadee cid been ku madadaalin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Cid abaal ay gashay u shugriyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
Tin aad u jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
m.l
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
m.l
Wadaag:
Wax la malaasay ahaansho.
Meel furnayd sida irrid, god, duleel iwm wax la xiray ahaansho.
Qof aan wax fahmin ahaansho. 4. Ka malaasan qof aan arrin xogteeda la socon ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: