Qeexid

"Wax la malaasay noqosho."

Qeexid Xigta

Ka m. wax xallintooda maaro loo waayey noqosho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cabdi arrintii way ka malaasantay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malaasan oo kali ah:
  • Waxaa dalka ku dhashay ilmo aan qaab lahayn iyo kuwo aan lahayn meel ay ka saxaroodaan ama ka gaadshaan iyo kuwo malaasan oo aan lahayn xubnaha taranka.
  • Guri dhagax ah oo albaab bir malaasan ah oo aad mooddo in jeel loogu talagalay ku samaysan yahay ayaa degdeg loo furay.