Qeexid Xigta
ld malaasnaansho, malaasni.
ld malaasnaansho, malaasni.
Wadaag:
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
Tin aad u jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
m.l
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
Wax la malaasay ahaansho.
Meel furnayd sida irrid, god, duleel iwm wax la xiray ahaansho.
Qof aan wax fahmin ahaansho. 4. Ka malaasan qof aan arrin xogteeda la socon ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la malaasay noqosho.
Ka m. wax xallintooda maaro loo waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
eeg naynaasan. ld naanaysnaan, naanaysnaansho, naynaasnaansho.
m.f.dh
Wadaag: