Qeexid
"Nafley, nafta ka qaadid."
Qeexid Xigta
Nafley dhimashadeeda sabab u noqosho. ld meleg2.
"Nafley, nafta ka qaadid."
Nafley dhimashadeeda sabab u noqosho. ld meleg2.
Wadaag:
Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin.
Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado.
Dhimasho; wed. ld meleg1.
m.l
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.
m.dh
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
malaha fk. Sida maluhu u badan yahay; mindhaa, armaa. Tus. “Malaha galabta roob baa di'i doonaa”. ld male (1).
Wadaag:
(daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
m.l
Wadaag:
Carrabka bushimaha ku leefleefid.
Hamuungoror yeelasho. ld malabso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
m.l
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
m.l
Wadaag:
Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho.
Iska m.: laf feenasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: