Qeexid
"Wax malax yeeshay ahaansho (nabar)."
[-snaa, -snayd]
malaxaysan naa
malaxaysan nayd
f.mg4"Wax malax yeeshay ahaansho (nabar)."
Wadaag:
(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax raaxo ku jiro ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qorrax la dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mashaqo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: