Qeexid
"ld malaxaysasho."
"ld malaxaysasho."
Wadaag:
(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax malax yeeshay ahaansho (nabar).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.
m.dh
Wadaag: