Qeexid
(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
[-stay, -satay]
f.mg3(daaw.) Malax yeelasho (nabar). Majaajillo samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld malaxaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax filasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld malaxaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax malax yeeshay ahaansho (nabar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg malaxayso. ld malaxaysad, malaxaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg malaxaysan. ld malaxaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld malaxaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timaha malaas marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld malafso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld malaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld macaaneyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Carrabka bushimaha ku leefleefid.
Qeexid Xigta: Hamuungoror yeelasho. ld malabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld malaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax afar meelood u kala qaybsasho.
Qeexid Xigta: Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nolol raaxo leh ku noolaansho.
Qeexid Xigta: Nasasho; daaltirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
m.l
Qeexid: Miid aad u macaan oo shinnidu sameeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]