Qeexid
"(-do, m.l) (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad."
"(-do, m.l) (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad."
Wadaag:
Hoy dacwadda lagu qaado.
Xukun hab dawli ah loo qaado. 2. Dadka xukunka qaada.
m.dh
Wadaag:
Qabsinka qaybta ugu dambeyso oo saxaradu ka baxdo. ld walammad.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) (dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.
m.dh
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag: