Qeexid
"M. ah: qof xun."
Qeexid Xigta
Nacaladi ku dhacday.
"M. ah: qof xun."
Nacaladi ku dhacday.
Wadaag:
/dh.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm.
m.l
Wadaag:
. (-nno/-laayiin, m.dh/- uumaad, m.l) Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; “1.000.000”. ld malyan, milyan.
m.l.t
Wadaag:
(-no, m.dh) (juqr.) Eray ka soo askunmay kelmadda carabiga ah ee “mawsim” macnaheeduna yahay “xilli”, carabta ayaana u isticmaasha dabaylo, xilliyeedka ka dhaca Badda Carbeed, kuwaas oo muddo lix bilood ah ka soo dhaca dhanka koonfurta galbeed (KG), lix biloodna ka soo dhaca dhanka woqooyi bari (WB). Imminka guud ahaan waxaa lagu isticmaala dabaylaha jihadoodu xilliyada isla beddesho. Waxay si gaar ah xoog ugu leeyihiin kulaalayaasha dhanka bari ee qaaradaha, laakiin, sidaas oo kale, waxay ka dhacaan kulaalayaasha a bannaanka, maxaa yeelay Bariga Aasiya waxay gaaraan ilaa 60 ee woqooyi.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad.
m.dh
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag: