Qeexid
"Malcuun ahaansho."
"Malcuun ahaansho."
Wadaag:
Haweeney aan caqli iyo waxtar lahayn ahaansho.
Wax caato ah, aanna dhaleyn ahaansho (lax).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
m.dh
Wadaag:
Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad.
m.dh
Wadaag: