Qeexid

"Wax la maldahay ahaansho (hadal)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maldahan oo kali ah:
  • Af-maldaha amase afka maldahani waa hadalka oo sida loo dhigay maaha si kale loola jeedo, taasi oo ujeedadii mid qurxoon ka dhigaysa, soo jiidasha leh isla markaana weedhii mid dhaxalgal suugaaneed ah ka yeelasa.
  • Maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Somalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay.