Qeexid
ld mandheer.
ld mandheer.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Lafaha dhuuxa leh ee dhaadheer middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax caan ah ahaansho (qof ama meel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xiddig kuwa dayaxa ugu dhow ka mid ah oo soo baxa xilliga dayrta.
Qeexid Xigta: Qof haween ah oo dhalatay 14- naadka dayaxeed oo dadku aaminsanyihiin inay ayaandhalad tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed qodax lahayn, miro cas oo macaan, oo la cuno caleemo yaryar iyo ulo toosan leh oo geelu aad u jecelyahay.
Qeexid Xigta: Miraha geedka mareerka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-hay, -hday; -dihi) Hadal sarbeebid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Naasley mandheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld magacdheeraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar1, waageer1, weegaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar2, weegar2, waageer2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Qeexid Xigta: Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Qeexid Kale: Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maldah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -hnaa, -hnayd
Qeexid: Wax la maldahay ahaansho (hadal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la maldahay noqosho (hadal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maldahan. ld maldahnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]