Qeexid

"Wax soohid."

Qeexid Xigta

Cid shirqool u dhigid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maleeg oo kali ah:
  • Dhanka kale warar hordhac ah oo qaraxaasi xalay ka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan inay soo maleegeen kooxo diidan qorshaha Cade Muuse heshiiska kula soo galey shirkadaha shisheeye.
  • Max'ed Macallin Cali ayaa waxay kooxba kooxda kale ku eedeyay inay iyadu maleegayso colaad.