Qeexid
"ld malliiqo."
"ld malliiqo."
Wadaag:
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f.g
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax soohid.
Cid shirqool u dhigid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax la maleegay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Madax timo ka wada xiirasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Dheecaan aad u madow, qaraar oo geedaha qaarkood dhalaan.
Hoore kasta oo midab aad u madow leh.
m.dh
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag: