Qeexid
ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed.
Qeexid Xigta
ld maliilid.
ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed.
ld maliilid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Maliil noqosho. ld mariil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Jirro cid maliil ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid bugta baanin. ld mariili.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maliili. ld mariilin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld maliil1, mariil1, mariilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Caw, dun iwm maleegid.
Qeexid Xigta: Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mariid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld maleeqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maliiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan la tarraxin ahaansho.
Qeexid Kale: Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lo, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah muuqaallada talantaalliga ah ee hiddo side.Noolayaasha badankoodu waxay leeyihiinlaba aliil oo midba hiddoside ka yimid(midba waalid ka yimid), kaas oo ku jirakoromosoomyo iskumid ah. Hal aliilbadanaa waxa uu shiiqiyaa ka kale oo looyaqaan shiiqsane, kaas oo ay ka baxaanastaamaha u gaarka ah noolahaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg mal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dheecaanka geedaha.
Qeexid Xigta: Dharab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: ld maliil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: (-llo, m.dh) D. ah: qof dullinimo ka muuqato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maliilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Ku h.: wax si xad dhaaf ah ugu degdegid (sida wax heliddood ama qof wax gaarsiintii).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Gariirid, qarqarid, jarayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]