Qeexid
"ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed."
Qeexid Xigta
ld maliilid.
"ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed."
ld maliilid.
Wadaag:
Maliil noqosho. ld mariil2.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Jirro cid maliil ka dhigid.
Cid bugta baanin. ld mariili.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caw, dun iwm maleegid.
Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag:
Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho.
Wax aan la tarraxin ahaansho.
Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
m.dh
Wadaag:
Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Rixli.
Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo.
Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
m.l
Wadaag: