Qeexid
"Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan."
[-naa, -nayd]
maliishan aa
maliishan ayd
f.mg4"Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan."
Wadaag:
eeg maliishan. ld maliishanaansho, mariishanaan, mariishanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho.
Wax aan la tarraxin ahaansho.
Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Caw, dun iwm maleegid.
Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed.
ld maliilid.
m.l
Wadaag:
Maliil noqosho. ld mariil2.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Jirro cid maliil ka dhigid.
Cid bugta baanin. ld mariili.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
m.dh
Wadaag:
Wax la maldahay ahaansho (hadal).
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag: