Qeexid

"Biyo fariisin weyn."

Qeexid Xigta

Webiga halka ay xooluhu ka cabbaan.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malko oo kali ah:
  • "Odayaasha iyo Abwaanadu waa mujaahidiin, xarig iyo handadaad u soo mutay in dalka ay Ethiopia ka baxdo, nagamana suurowdo inaan beegsano, ee waxaan leeyahay Alle haka baqeen oo yaysan camalkooda eedo ku burburin" ayuu yiri Sh.
  • Xasuuqyadaasi waa kuwii shalay daadku soo saaray Malko-Durduro, iyadoo dumarku caruurta dhabta ku haystaan oo silsilado ay dadku isugu xidhan yihiin.