Qeexid
"Kalluun. ld mallay."
"Kalluun. ld mallay."
Wadaag:
Lakab mayrax ah oo u dhexeeya jillowda iyo lafta geedka.
Liid jilicsan ee cajaladda ku dhexjira oo hadalka, heesaha, muusika iwm lagu duubo.
Liid maro ah, jilicsan, khad leh oo teebka ku dhex jira oo farta warqadda lagu qoray muujisa.
m.dh
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
Jecleysashada uu qof jecleysto cunto aan markaa la hayn. Cali magaaygu wuu ka bi'i lahaa hadduu timir helo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Wax meel fog laga arko oo aan qaabkooda la sixi karin.
m.l
Wadaag:
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
m.l
Wadaag:
Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
Tin aad u jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-cayaal, m.l/dh) (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
m.l
Wadaag:
(-khyo, m.dh) Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq1.
m.l
Wadaag:
Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq2.
f.g1
-khay, -khday
Wadaag: