Qeexid
"(-iyo/malloolli, m.dh) Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin."
"(-iyo/malloolli, m.dh) Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin."
Wadaag:
Muuqaal meel fog ka muuqda oo aan si wanaagsan u qeexnayn.
Dhis qaab dad leh oo inta waxyaabo shanqara loo sameeyo beeraha xeryaha xoolaha iwm la dhextaago si ay dugaagga iwm uga baqaan.
ld maalooti (1). Qof aan karti lahayn.
m.l
Wadaag:
Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Wax meel fog laga arko oo aan qaabkooda la sixi karin.
m.l
Wadaag: