Qeexid
"Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo."
Qeexid Xigta
Xabagta geedka malmalka.
"Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo."
Xabagta geedka malmalka.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Macmacaan laga sameeyo qudaar kala duwan siiba babbay, tufaax, cananaas iwm oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1.
Wadaag:
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f.g
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.
m.l
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Biyo fariisin weyn.
Webiga halka ay xooluhu ka cabbaan.
m.dh
Wadaag:
Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m.l
Wadaag:
Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.
m.dh
Wadaag:
Midab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag: