Qeexid
"Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid."
[-qay, -qday]
malooq ay
malooq day
f.mg1"Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid."
Wadaag:
Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m.l
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag:
ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab.
M. ah: qof waxmatara ah.
m.l
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-iyo/malloolli, m.dh) Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin.
m.l
Wadaag:
Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo.
Xabagta geedka malmalka.
m.l
Wadaag:
Biyo fariisin weyn.
Webiga halka ay xooluhu ka cabbaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f.g
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag: