Qeexid
"Subag, dhoobo iwm isku dhoobid."
[-qday, -qatay]
malooq day
malooq atay
f.g3"Subag, dhoobo iwm isku dhoobid."
Wadaag:
Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m.l
Wadaag:
Madax timo ka wada xiirasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab.
M. ah: qof waxmatara ah.
m.l
Wadaag:
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m.l
Wadaag: