Qeexid

"Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malow oo kali ah:
  • Malow, wuxuu Masuuliyiinta biyaha loo xilsaaray kula dardaarmay in ay tixgelin siiyaan dadka danyarta ah ee aan awoodin in ay biyaha iibsadaan.
  • Haddii aan ereygeennaa galtibixinno oo nindhaa: qalo baabuur baan meel aan ka soo maro waayey, ma malow baa inna koraya?