Qeexid
Madax timo ka wada xiirasho.
[-qday, -qatay]
f.g3Madax timo ka wada xiirasho.
Fal / verb
f.g
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Madax timo ka wada xiirid.
Qeexid Xigta: Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maluuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maluuqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg maluuqan. ld maluuqnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maluuqo. ld maluuqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld luuqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Wax la arki karo noqosho.
Qeexid Xigta: U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld maluuqnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Wax meel fog laga arko oo aan qaabkooda la sixi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Qeexid Xigta: Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Qeexid Kale: Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld malliiqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld maleeqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caw dermaha lagu sameeyo. ld maleeqo, manniiqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun.
Qeexid Xigta: Dad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Qeexid Xigta: Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
Qeexid Kale: ld male.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]