Qeexid

"ld malyuun."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malyan oo kali ah:
  • Munaasabada caleema-saarka ayaa aheyd mid aad loo agaasimay, dad hal malyan iyo dheeraad ahna ay kasoo qeyb galeen, kuwaas oo magaalada caasimadda Washington, D.C. buux dhaafiyay, mashxarad iyo dabaaldag aan kala go' laheyna waaga ugu dilaacshay.
  • Tirada dadka Somalilad waxaa lagu qiyaasaa 5 malyan iy badh.