Qeexid
"ld miibac. Dhagax adag."
Qeexid Xigta
Gaajo badan.
"ld miibac. Dhagax adag."
Gaajo badan.
Wadaag:
Wax isticmaalkooda caadeeysasho. ld mab.
f.mg1
-may, -mtay
Wadaag:
Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Dhunkasho (caruureed).
m.dh
Wadaag:
Wax macaan ahaansho.
Cano dhay eh ahaansho.
Wax cayilan ahaansho (neef).
f.mg4
-caa, -cayd
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.
Qeexidda wax la sharxay la siiyo.
Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m.dh
Wadaag:
Dhagax, dhadhaab iwm oo aad u adag oo qalabka qodidda iyo jabintu ayan burburin karin.
m.l
Wadaag:
Dhuxul qaxantay oo waaweyn.
Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
m.l
Wadaag:
Kitaabka Quraanku ku qoranyahay.
Masaajidyada magaalada kan ugu weyn.
m.l
Wadaag:
Xanjo shinnidu samaysato oo malabka ku kaydsato.
Ul dhuuban oo xayr ka samaysan oo inta dhexda dun ama wax u eg laga geliyo la daaro ama shidma. ld shimic, shumac.
m.l
Wadaag:
ld macbiil, macmiil. Cid si joogta ah meel wax uga gadata ama uga iibsata.
ld macaammilo.
m.l
Wadaag: