[-naaday, -naatay]
mamnuucnow aaday
mamnuucnow aatay
"Wax la mamnuucay noqosho."
Wadaag:
M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
m.l.kh
Wax, wax reeban ka dhigid.
f.g1
-cay, -cday
eeg mamnuucan. ld mamnuucnaansho.
m.f.dh
Wax la mamnuucay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
eeg mamnuuc2.
eeg mamnuucnow.
ld mamnuucaan.
m.l