Qeexid
"(-do, m.l) Shey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan, jawaankana ka qaadweyn, oo lagu shubto badarka, miraha iwm."
"(-do, m.l) Shey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan, jawaankana ka qaadweyn, oo lagu shubto badarka, miraha iwm."
Wadaag:
(fals.) Baaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u ah.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso.
m.dh
Wadaag:
malanda'2 f.mg1 (-da'ay, -da'day) Awr baarqab ah heerka ugu sarreeya qooqa gaarid.
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
m.dh
Wadaag:
Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.
m.dh
Wadaag: