Qeexid
"Muraayad."
Qeexid Xigta
Guri dabaq ah.
"Muraayad."
Guri dabaq ah.
Wadaag:
(-do, m.l) Shey qaab jawaan leh oo ka samaysan xerko yar yar oo saahan, jawaankana ka qaadweyn, oo lagu shubto badarka, miraha iwm.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.
m.dh
Wadaag:
(fals.) Baaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u ah.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Khudbad cilmiyeed oo meel fagaare ah laga jeediyo. ld muxaadaro.
m.dh
Wadaag:
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
m.dh
Wadaag:
malanda'2 f.mg1 (-da'ay, -da'day) Awr baarqab ah heerka ugu sarreeya qooqa gaarid.
Wadaag: