Qeexid
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qado siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoore layig ah oo midabka biyaha u eg, jiijiidma oo kala goysyada nafleyda ku jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno.
Qeexid Xigta: Miraha mandharuugga; murcood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld maadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Duleed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dharaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld meheri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax badin.
Qeexid Xigta: Xowli kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof buka ama dhaawac ah baanin.
Qeexid Xigta: ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: ld maandhay.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maliin.
Qeexid Xigta: Qado.
Qeexid Kale: Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof suuxay ahaansho. Tus. “Far garaarisa baa laga waayay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid baraare siin (Eebbe).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maradhaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]